Fadeexad aad u foolxun ayaa ka dhacday bangiga dhexe ee Somaliya halkaas oo lagu dhacay lacag gaaraysa $53000 oo doolarka Maraykanka iyadoo lagu bedelay mid beena.
Gudoomiyaha bangiga dhexe ayaa shaaca ka qaaday sida lacagtaas loo dhacay isagoo Ku eedeeyay Nin khasnajiga hayn jirey oo hadda baxsad ah.
Waa fadeexadii ugu xumayd oo soo marta Xasan sheekh oo Ku fashilmey in uu ilaaliyo hantida dadka. Bangiga dhexe ayaa fowda ka jirtaa sidii looga bedelay masuulkii hore oo hadda ah wasiirka arimaha dibedda.
C/llahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay