Mashruuca shaqo qaran oo Muuse Biixi ka soo koobigareeyay Allaa yarxami madaxweynihii Somaliya ayaa ka mid ahaa mid uu ku faano shalayse waxa ka dhacay fadeexadii ugu xumeyd. Shaqo ay soo dhajiyeen shirkad Shiine ah oo batrool sifeyna ayaa waxa u fadhiistey 400 ka mida dhalintii dhamaysatey shaqadaa qaran.
Waxase nasiib daro ah in boqol ka mida oo hal reera laga saaray booskoodiina la geliyay 100 laga keenay madaxtooyada Muuse Biixi sida ay sheegeen xisbiga Wadani.
Waxa warar madax banaan sheegayaan in musuq xun oo qabyaaladaysan halkaas ka dhacdey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay