08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fadeexad ka soo baxday arooska Xasan Culusow lacagtii ummada

Waxa soo baxday fadeexad aan hore u dhicin kadib markii ay soo baxday in arooska Xasan Culusow ku khasaariyay lacagta ummada aanu ahayn aroos saxa oo su’aalo ka taagan yihiin sida in gabadhu madax banaan tahay. Sh C/raxmaan Bashiir oo hawlahan u dhuun daloola ayaa shaaca ka qaaday in sheekada dhanba fadeexad tahay.

Hoos ka daawo waraysiga oo buuxa







C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS