X

Fadeexad ka taagan telefishanka Muuse Biixi ee lagu sheego mid qaran

Fadeexad ayaa ka taagan telefishanka Muuse Biixi ee lagu sheego mid qaran kaas oo beeshiisu hoose wada maamusho hoos iyo kan kore. Telefshankan iyo radiyihii Hargeysaba waxa ka baxa hal cod oo dadku naceen.



Waxa ka daran sadbursiga goob lagu sheego mid qaran laakin hal jufo ka taliso oo ah jufada Muuse Biixi. Maalintii Muuse Biixi qabsaday ayuu qaar kale ku sii daray.



Oday Hargeysa jooga ayaa sheegay inaanu dhegeysan labadaba maadaama jufo hoose ka hadlayso. SAdbursiga waa lagu yaqaan laakiin ayuu yiri sidan qaawan ma filayn ayuu raaciyay odeyga oo lagu magacaabo Xasan Ibrahim.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.