X

Wasiirka arimaha dibedda oo qarxiyay kulan qarsoodiya oo Somaliland la gashay

Wasiirka arimaha dibedda ayaa qarxiyay kulankii uu la yeeshay Sacad Cali Shire ee uu kaga codsaday in ay la hadlaan Muuse Biixi. Somaliland ayaa rabta in laga maqlo saxaafada aduunka jecelna kulamadu inay ka dhacaan wadamo shisheeye.

Maamulka Somaliland ayaa jecel inay iyagu la hadlaan madaxda Somaliyeed dadka Muqdisho tagana xiraan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=s21z5KdKj5I[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.