November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Fadeexad lagula kacay Prof Axmed Samatar kadib markii laga joojiyay Suugaanta jaamacada Camuud

Fadeexad aad u foolxun ayaa lagula kacay Prof Axmed Samatar oo manta joogey jaamacada Camuud ee Boorama kadib markii xoriyada laga qaadey loona sheegay in ay aanu suugaan qaadi Karin o ardeydu ayna jeclayn. Lama garan karo in qofka sidaa ku yiri ay tahay wax isaga u gaara iyo in ay tahay arin ka soo fushey maamulka Jaamacada.

Boorama ayaa ka mida magaalooyinka dansan ee ayna ka jirin wax dhaq dhaqaaqa. Prof Axmed Samatar aya sheegay in ay isaga uga dhantahay Camuud oo aanu dib dambe u soo noqoneyn ayna ku tahay fadeexad weyn. Wuxuu yiri Hargeysa iyo Burco sidaa laylama dhaqmin halka uuna ka fileyn in hoygiisii lagu bahdilo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS