X

Fadeexad: Muuse Biixi oo sheegay wuxuu ku haysto weriye Cabdulmaalik Coldoon

Weriyaha Cabdulmaalik Coldoon oo Muuse Biixi u xiran maalintii sideedaad ayaa maanta loo sheegay wuxuu ku haysto, taas oo waxgarad aad u farabadan ku qosleen lana yaabeen,.

Erayada lagu haysto ayaa waxa ku jira ”Taliska Muuse biixi iyo Taliskani wuxuu haya tabtii talisyadii hoogay, waxa cajiibka ah ee eedaha aan caqliga ku dhisnayn ka mid ah sawirka madaxweynaha iyo sawirka Cabdi Ilaygii Jig-Jiga oo uu qoraal ku dul qoray.


Waxa ;agu sii qosley warbixin  uu ka diyaariyay Muuse Biixi xilligii u mudaharaadi jiray iyo hada sida aanu u jeclayn in la mudaharaado.

Qoraal uu facebookiisa ku qoray buu yidhi laba taliye oo xanuunsaday baa cisbitaal ba la geeyay tiina waa loo xidhay .


Coldoon eheladiisu maxakamada damaanad bay u weydiiyeen si uu debada iskaga joogo intay dacwadiisu socoto maxakamaduna dalabkoodi way ka diiday walow ay ku sababaysay qodobada hor dhaca ahi inaanay lahayn Damaanad.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.