X

Fadeexad: Saylici oo faro madhnaan dul tagey wadada Boorama-Saylac

Ku xigeenka Muuse Biixi oo reer Awdal aad ugu qasaareen muddo sanado ahna kursiga ku helay jeegaanta is biirsatey ayaa manta faro madhnan dul tagey wadada Boorama-Saylac oo dadka gobolku ku daaleen welina wadaan.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.