Waxa baryahan saxaafada ku jirtey fadeexad ay Somali ka dambeyso oo lala damacssn yahay xildhibaanada Ilhaan Cumar ee dhawaan guusha ka soo hoysay magaalada Minasoota.
Fadeexadan oo lagu qorey qol ay Somalidu wararka iyo xanta isku dhaafsadaan oo lagu sheegay in Ilhaan ay walaalkeed guursatey.
Ilhaan ayaa xilliga warkan guurka laga sheegayo qabtey ninkeeda saxda ah ee hadda ay u leedahay sadexda caruura.
Walaalkeed ayaa la sheegayaa in ay ninkeeda ahaan ku soo gelisay isagoo ka tagey Ingiriiska, sheekadaas oo aan macquul ahayn.
Waayo qofka Ingiriiska jooga waxa loo ogolyahay in uu sadex bilood ku tagi Karo bilaa fiise.
Fadeexadan Somalidu ku faafisay baraha laysku xanto inkastoo hadda laga saaray bogaasi lagu qorey hadana waxa durba qabsaday garabkii ay ka guulaysatey oo leh arintan waa in la baaraa.
Waxana la soo babdhigey heshiis guur oo u dhexeeya Ilhaan iyo wiilka walaalkeeda.
Lama garan Karo in la cadayn Karo iyo inkale, waxasr socda baaritaan haddii lagu heli qiyaano waxa dhici karta in kursiga ay iska casisho.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay