X

Fadeexad: wasiir Obsiiye oo gurigiisii Hargeysa loo dhacay caruurtiisiina la argagax geliyay

Wasiir Obsiiye oo iska casiley xisbiga Kulmiye iyo kursiga wasiirka ayaa gurigiisii Hargeysa loo dhacay caruurtiisiina la argagax geliyay. Waa anshax xumada ka dhacda maamulka Somaliland oo sheegta inay dimoqraadi yihiin lase filayo in doorasho lagu bedelo.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.