X

Ciidanka ilaalada madaxtooyada Somaliya ee sida aadka ah u tababaran maxaa la baraa

Ciidanka ilaalada madaxtooyada Somaliya ee sida aadka ah u tababaran maxaa la baraa. Muuqaalkan ayaad ku arkaysa ciidanka oo loo dhigayo shuruuc dalalka dhisteen inkastoo badankooda laga soo xigtey diinteena wanaagsan.

Ciidanka Somaliya waxa ku filan in la baro sharciga dagaalka sida diinteena suuban ka qabto oo ah kan maanta aduunka badankiisu raaco magacey doonaan ha ugu yeeraane.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.