Weriye Cali Seenyo ayaa afka furtey markii Hargeysa oo uu ku dhashay loo diidey. Fadeexadan ayaa dhacdey markii Cali Seenyo oo u shaqeeya telefishanka Saab TV xaruntiisa Jabuuti uu rabay inuu Saylac ka soo duubo taariikhda masjidka qiblateyn laakiin aanu ogeyn in laga mamnuucay dalkiisii hooyo.
Fadexada aya lugta la galaysa Muuse Biixi waana isdaga kan bixiyay amarka ugu dambeeyay ee muwaadin Somali ah loogu diido dalkiisa inuu u soo hoydo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=xoeBbRs_dZ8[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay