22/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fadumo Dayib oo ka hartey xilka madaxweynaha oo jago loo magacaabay: SAWIRO

Fadumo Dayib oo ka hartey xilka madaxweynaha oo jago looga magacaabay qaramada midoobey. Fadumo Dayib oo dagaal dhinaca faysbuug ku jirtey ayaa ka hartey xilka kadib markii ay wayday taageero ku filan.

Magacaabistaas kadib ayaa waxa ay Kulan Maanta Muqdisho kula qaadatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi (Farmaajo) waxa ayna sheegtay inay sharaf u ahayd inay qorshaha hay’adda UN ee haweenka xilka qabato waxana ku wareejiyay Warqada Magacaabista Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

 




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS