X

Falaqayn: Ismaaciil Cumar Geelle waa shaqaale

Waa falaqayn ku saabsan arimihii siyaasada ee Itoobiya, Jabuuti iyo Somaliya. Waxa falaqaynta marti ku ah Cabdalle Dabakaale oo arimaha geeska ku takhasusay, waxana barnaamijka daadihinaya suxufiga Faysal Abroone.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.