21/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaan hees anshax xuma ah laga duubey oo sheegay in la dhexgaliyay arimo aanu raali ka ahayn+MUUQAAL

Fanaanka Saadaq Sayga ayaa ka hadlay hees uu qaaday oo lagu daray duubista waxyaabo anshax xumo ah oo aan ku jirin. Fanaanka ayaa raaligelin ka bixiyay sheegayna in uu duubey nin ajaanib oo sida muuqata ay heesta ku jirto naag qaawan oo aan xataa ahayn gabadha la jilaysa.

ARAABINEWS