London 14 Jan 2015–Fanaan daacad u ah Somaliland laguna magacaabo Xasan Nuur Allaale oo ay walaalo yihiin fanaanka weyn ee Cabdi Nuur Alaale ayaa lagula kacay qabyaalad xilli u ku sugnaa Hargeysa iyadoo fanaaniintii kale ee la socday mid walba la siiyay dhul isagana aan waxba la siinin.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS