X

Fanaanad ku geeriyootey magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee fanaanad ka tirsanayd hobolada Waaberi qaybtooda da’da yar ayaa ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida ay xaqiijeen masuuliyiin ka tirsan kooxda Waaberi.


Fanaanad Shamso Xuseen Shumey oo ahayd fanaanad firfircoon ayay xalay u geeriyootay xanuun hayay baryahanba oo aan la sheegin nooca uu yahay.

Shamsa Xuseen ayaa lagu yaqiinay heesaha Wadaniga xilli dalku burbur xoogan ka soo kabanaayo. Waxa tacsida direy dhamaan fanaaniinta qaranka.


Maanta ayaa lagu wadaa in fanaanada lagu aaso Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.