21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaanada Farxiya Fiska oo Hargeysa lagu soo dhaweeyay

Fanaanada Farxiya Fiska ayaa si weyn Hargeysa lagu soo dhaweeyay. Fanaanada oo ka hadashay soo dhaweynta ayaa sheegtay sidey ugu faraxsan tahay soo dhaweynta loo sameeyay iyo imaatinka Hargeysa.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=L_e8HDRROsY[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS