X

Fanaanada Farxiya Fiska oo kaban toosa loogu tumay heestii magool ee daydayaa ma daalee+MUUQAAL

Fanaanada Farxiya Fiska ayaa kaban toosa loogu tumay heestii daydayaa ma daalee ee Magool iyo muuqaal heer sare ah iyo dadka oo iswaydiinaya in ay heesta keentay iyo in kale. Farxiya Fiska ayaa ka mida gabdhaha ugu codka macaan fanaaniinta da,da yar.

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.