X

Qaar ka mida oday dhaqameedka Awdal oo tabashadoodii ka hadhay hadana u tafaxaytay inay dadka diiwaan gelin fashilantey ugu yeeraan+MUUQAAL

Boorama–Qaar ka mida oday dhaqameedka Awdal oo tabashadii Siilaanyo hadda ka quustey una tafaxaytay in diiwaan gelin fashilantey oo ka xataa ka fashilantey Hargeysa kana soconin hadda ugu baaqaya dadka reer Boorama in ay is diiwaan geliyaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.