X

Fanaanada Kiini Jaamac oo Hargeysa ruxday

Fanaanada Kiin Jaamac oo wasiir diimeedka Muuse Biixi markii hore diidey inay bandhig faneedkeeda qabato ayaa waxa ku furtuuray wasiirka warfaafinta maamulka Cali Koore. Bandhigan oo aad u sugaysay dhalintu ayaa laysku jaray.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.