X

Rooble weligay ma arag qof ka musuq badan: wasiir Somalilaana

Wasiir Cali Koore oo Muuse Biixi ugu qaabilsan warfaafinta ayaa si xun u weeraray gunti giijiye Rooble oo lagu qasaaray intii loo dhiibay jagada raiisal wasaaraha. Rooble ayaa ku sigtey inuu iibsado badda dalka oo isku dayo inuu dacwada ka soo celiyo maxkamada.


”Taas waxay keeni lahayd in la eryo isla markaaba mana yimaadeen wax murana haba yaraatee ayu yiri Cali Calasow.

”Intii uu Hargeysa nala joogay wuxuu jeebka ku shubtey lacagtii loogu soo dhiibay masaakiinta kadibna taas waxay keentay in Hasrgeysa laga eryo ayuu yiri Cali Koore.


Cali Koore oo beesha dhexe ku jjra maamulkooda ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo dadka laga tarxiilay Laascaanood.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.