19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaanada Qamar Harawo oo xalay bandhig loogu sameeyay London iyo hees cusub

Fanaanada Qamar Harawo ayaa xalay bandhig loogu sameeyay magaalada London. Fanaanada ayaa in muddo ah lagu haystey dalkaasi Turkiga. Xafladan ayaa waxa ka qaybgalay fanaaniinta Waaberi.

 





Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS