X

Fanaanada reer Jabuuti ee Aamina Faarax Wabar oo xaflad weyn loogu sameeyay magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska+MUUQAAL

Bristol–Fanaanada reer Jabuuti Aamina Faarax Wabar ayaa xaflad si weyn loo agaasimay loogu sameeyay magaalada Bristol ee cariga Ingiriiska halkaas oo si weyn looga soo qaybgalay. Fanaanada ayaa ka qaybgashay usbuuca Somalida ee bishii Octoober lagu qabtey London.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.