X

Madaxweynaha Jabuuti oo gaaray askartiisa joogta Beledweyne iyo soo dhaweyn xoogan oo loo sameeyay+SAWIRO

Beledweyne–Madaxweynaha Jabuuti iyo madaxweynaha Somaliya ayaa markii ugu horeysay wada booqday magaalada Beledweyne halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada Jabuuti oo ka hor jooga argagixisada shabaab in ay dadka dhibaateeyaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.