X

Fanaanada Shaxshaxley oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

Fanaanada Shaxshaxley ayaa Muqdisho lagu soo dhaweeyay. Fadumo Sharxshaxley ayaa dalka ka maqneyd muddo 25 sanno ayadoo ka carartey markii jabhadii Axmaaradu soo hubeysay ay gubeen dalka dadkiina barakiciyeen.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3uM-jzAEykk[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.