15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaanadii Sahra Axmed oo la xaqiijey geerideeda

Fanaanadii weynayd ee Sahra Axmed Jaamac ayaa la xaqiijey geerideeda. Sahra Axmed ayaa maalmihii u dambeeyay Ku xanuunsanaysay Hargeysa.

Sahro Axmed, waxa ay  fanku ku biirtay 1969-kii, waxaana la sheegaa in ay ka mid aheyd Gabadhihii ugu horreeyay ee Fanka kusoo biiray Xilli Xoriyadda ka dib.



Sahra ayaa ka mid ahayd hoboladii Waaberi waxayna ifka kaga tagtey caruur Iyo waxay sii dhaleen.

Maxaned Yuusuf

ARAABINEWS