Masuulyiinta xidigasha geeska ayaa Hargeysa ku soo dhaweeyay fanaaniin uga timi Maraykanka oo uu ku jiro C/casiis Iskalaaje iyo Cabdinuur Allale. Fanaaniintan ayaa bandhig faneed ku qabanaya Hargeysa. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS