X

Ruushka oo ku faanay in barafka iyo biyaha aanay waxba ku ahayn: ARAG waxay soo saareen

Ruushka ayaa ku faanay in barafka yar iyo kan weyn iyo biyaha aduunka qaarkood ka cabaadayaan marka ay da’aan ayna iyaga waxba ku ahayn isla markaasna dalku aanu u istaagin baraf iyo arimo kale. Maxayse soo bandhigeen si arintaan u hubiyaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.