08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaaniinta Boorama oo qaadhaan u ururiyay abwaanka reer Awdal ee Af-gudhiye+MUUQAAL

Fanaaniinta reer Boorama ayaa qaadhaan u ururiyay abwaanka reer Awdal ee Af-gudhiye oo ku xanuunsan Boorama. Fanaaniinta ayaa faataxa u maray abwaanka iyo taariikho kale oo ay ka sheekeeyeen. Abwaanka ayay sheegeen in ayna iyagu awoodin in ay bixiyaan kharashka ku baxaya.

ARAABINEWS