X

Fanaaniinta Muqdisho oo soo bandhigey barnaamij xiise leh oo ciida ku saabsan iyo heeso cusub

Fanaaniinta Muqdisho ayaa soo bandhigey barnaamij heeso ah oo cusub oo ay ku soo bandhigeen heeso cusub. Dhalintan cusub ayaan inta badan helin qalab fiican oo loogu tumo inta badana ma soo baxo codkooda maadaama aanu jirin laxan casri ah.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.