18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaaniinta Nimcaan Hilaac iyo Fartuun Cumar oo beerta nabada Muqdisho kaga qaybgalay barnaamijka ciida maxayse soo bandhigeen: ARAG

Fanaanka aadka loo jecelyahay ee Nimcaan Hilaac iyo fanaanada aan ka dhicin ee Fartuun Cumar ayaa wacdaro ka dhigey beerta nabada ee magaalada Muqdisho. Labada fanaan ee ka kala yimi Hargeysa iyo Minesota ayaa Muqdisho kula ciidey dadkooda iyagoo caawa la filayo in ay dhigayaan bandhig faneed.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM