Fanaaniinta xidigaha geeska e Hargeysa ayaa ka tahey Muqdisho xilli maalmo kooban ay ka harsan tahay Ciida Carafo ayaa waxa jirta dad badan oo isku diyaarinaya fantasiyaha ciida iyo sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen. Fanaanada Xamdi Queen oo ka mid ah Xiddigaha Geeska ayaa gaartay Muqdisho iyadoo Fanaaniinta Maxamed Bakaal Ciro iyo Nimcaan Hilaac ay la socdaan si ay uga qeyb galaan bandhig faneed lagu qabanayo Xamar si ciida carafo farxadeeda uga macaashaan lacagaha dadka bandhigyadaasi imaanaya.
Fanaanka Nimcaan Hilaac ayaa isagu u balan qaaday in uu Muqdisho ku soo noqon doono oo uu si fiican uga qancin doono fankiisa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
![12038435_995641077164956_4973928215416637784_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/09/12038435_995641077164956_4973928215416637784_n1.jpg)
![12049626_995641723831558_952681633140265922_n[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/09/12049626_995641723831558_952681633140265922_n1-279x300.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay