X

Fanaanka Axmed Biif oo loo diidey in uu Muqdisho ka dhigo goos goos oo waraysi xiise leh bixiyay

Fanaanka Axmed Biif oo show uu ka dhigi lahaa loo diidey sababo aan la garanayn ayaa bixiyay waraysi xiise leh inta aanu Xamar tagin. Waxa ku Jira heeso wadani ah.

 




admin:

This website uses cookies.