Fanaanka da,da yar ee Cumar Shooli ayaa raaligelin ka bixiyay hees dhaqanka Somalida ka fog oo ay gabadhi kula jirtey hadase sheegay in isaga iyo gabadhu ayna khalad lahayn ayna ogeyna waxyaabo badan oo lagu daray. Heestan ayaa u muuqata in lagu daray waxyaabo badan ayna duubeena kuwo sheegta magaca Maali entertainment.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay