X

Fanaanka Cumar Shooliga saxda ah oo Boorama ku sugan iyo heestii Cabdi Sinimoo oo u tumay Jawhara Cashuur

Fanaanka qaaliga ah ee hoboladii qaranka Waaberi Cumar Shooli oo Boorama sugan isagoo booqdey xarunta jaamacada Camuud halkaas oo uu fanaanada reer Boorama Jawhara Aadan Cashuur ay ku qaaday heestii barisamaadka Boorama ku caanka ahayd ee WAA JACAYLKAAGEE.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.