X

Masaakiin danyara oo ganacsanaysay Boorama oo hal mar lagu bilaabay cagaf iyo yay u cawdaan+MUUQAAL BUUXA

Boorama–Masaakiin ganacsato ah una badan haween oo hal mar saaka la mariyay cagaf xataa loo diiday in ay iyagu rartaan alaabtooda, waxaana halkaas ka soo gaaray khasaare dhaqaale oo xoogleh. Golaha deegaanka Boorama oo masaakiintan lacago cashuura ka gurta aan waxba loogu qaban ayaa xataa ugu daray qori afkii.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.