ðFanaanka Maxamed Bakaal Ciro ayaa Hargeysa loo sheegtay waxana fanaanja loo soo diret hanjabaad loogu sheegayo inuu ma baxo magaalada. Maaha markii ugu horeysay ee dhacdadaan ka dhacdo Hargeysa oo dad Somali ah magaalada loo sheegto.
Waxa iyana Puntland loo sheegtay dadka ka soo jeeda Koofur Galbeed waxayna muujinaysaa foolxumada maamul jufeedyada.
Waxa fanaanja difaacay hal-abuur Weedhsame oo sheegay in Maxamrd Bakaal ku korey kuna dhalay Hargeysa oo aan cudi u sheegan karin, qofkii sidaa qavaba uu banaanka is keeno.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay