Madaxweynaha Faransiiska ayaa faraha ka qaaday sharci muhiim ahaa oo lagula dagaalayay argagixisada dambiyada ka gaysta dalkiisa kadib markii uu taageero ka waayay barlamaanka dalkaasi.
Sharcigan ayaa dhalashada ka qaadayay argagixisada dambiyada ka gala Faransiiska kadibna dib ugu celinayay dalalka ay ka yimaadeen.
Mucaaradka ayaa ku eedeeyay madaxweynaha in uu ku socdo wado qaldan oo uu iska keenayo sharciyo aan soconayay. Faransiisku maaha dalkii ugu horeeyay ee isku daya in uu soo rogo sharciyo dhalashada looga xayuubinayo kuwa ku kaca falal argagixiso.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay