Faransiiska ayaa garaacay Arjentiina oo qaybtii dambe ee ciyaarta daashay. Xulkan Arjentiina ayaa ahaa kii ugu leetey waxana la arkey markii uu dhaafi wayay Aysland.
Ciyaarta ayaa ku dhamaatey 4 iyo 3. Xidiga aabihii yahay dalka Afrikaanka ah ee Kamaruun ee Mbappe ayaa laba gool oo fudud ka dhaliyay Arjentiina.
Messi ayaan waxba soo kordhin inta badan ciyaartana marmar weerarka hore galayay. Faransiiska ayaa u gudbey wareega sadexaad.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay