X

Farmaajo iima hambalyayn: Horjooge Siciid Deni oo tabay madaxweynaha

Shalay ayay ahayd ninkii lahaa doorasho dalka suurtagal maaha haddana caqligiisa maanta wuxuu la fadhiistey horjooge Siciid Deni madaxweyne Farmaajo iima hambalyayn ayuu yiri Cali Calasow ma mudan yahay horta.


Horjooge Siciid Deni oo doorashadan raba inuu ku digto Galmudug ayaan cidna ka qarsoonayn in ujeedadu ahayd in wax lagu carqaladeeyo doorashada golaha shacabka. ”Waxa inteeda badan maalgeliyay kooxda Xalane waxayna soo dirsadeen wakiilo.

”Yaa ugu horeeyay oo hambalyo u direy waa isla kooxda Xalane oo dhoohane Rooble gunti giijiye u horeeyo ayuu qabaa Xuseen Warsame.


Haddaba oohinta horjooge Siciid Deni ayaa ah mid ku socota kooxda Xalane ee aan ku socon madaxweynaha sugaya in la doorto xildhibaanada golaha shacabka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.