X

Ajaanib iibsan jirey sirta qaranka oo la liqsiiyay 5 sanno oo xariga

Matt Bryaden oo u dhashay dalkaasi Kanada qabana naag Soamli ah oo ka soo jeeda Hargeysa ayaa maxkamada gobolka Banaadir ku xukuntey 5 sanno oo xariga. Matt Brydhen oo iibsan jirey sirta qaranka xiligii fowdada ee Xasan Sheekh maamulka hayay ayaa warbixinta u gudbin jirey qaramada midoobey.


Basaaskan naagta Somalida ah qaba ayaa urur bugga ka samaystey gudaha Somaliya una bixiyay sahan. Wuxuu la shaqayn jirey ajaanib kale oo wada gaala ah oo makamadu waxna ku wayday.

”Aad ayaan u soo dhaweynayaa xariga maanta la liqsiiyay basaas Matt Brydhen oo ahaa ninka sirta dhan la wadaagi jirey Kiiniya iyo Itoobiya kadibna oran jirey Somaliya halagu hayo cunaqataynta ayuu yiri Cali Calasow.


WuxUu markasta ciyaari jirey kaadhka dalka uu ka soo jeedo ee Kanada iyo weliba naagta uu qabo ee Somaliyada ah. Wuxuu toos uga shaqayn jirey kala go’a dalka asagoo qayb ku lahaa dastuur dhoodhoobka.


Basaaskan ayaa diidey inuu yimaado dalka oo is difaaco. ”Waa ka mamnuuc shirkadiisa ayaa lagu soo xirey gal dacwadeedkan. ”Waa tuugta inta dawladan timi la eryay ayuu yiri Xuseen Warsame.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.