Farmaajo iyo shacabka Afgooye oo geed hoostiis isku arkey. Madaxweynaha ayaa booqdey Afgooye inta aanu u soo bixin shirka wakhti lumiska ah ee London.
Dhinaca kale Shariif Xasan ayaa sidoo kale ku sugan degmada Afgooye, waxaana madaxweynaha wehlinaya wasiiro iyo sidoo kale saraakiil ciidan, iyadoo shacabka Afgooye ay Farmaajo waxyaabo badan u sheegayaan.
Shacabka waxay madaxweynaha kala hadlayaa arrimo badan oo ku saabsan amni xumida, dhibaatooyinka xagga nololeed ee ay qabaan iyo sidoo kale arrimo kale.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay