Farmaajo ayaa furey shirka loogu magac daray amniga qaranka. Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee qaybta ka ahaa shirkan ayaa iyaguna madaxda qaranka u soo bandhigay halka ay marayaan qorshayaasha dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo xogta ku saabsan howlgallada socda ee dalka lagaga sifaynayo kooxda dhiigeena xalaashatay.
Shirkaan oo uu shir guddoominaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Maxamed (Farmaajo) ayaa waxaa ka qeyb gelaya, Madaxda Dowlad Goboleedyada, xubno ka socda Beesha Caalamka, Taliyeyaasha Ciidamada iyo masuuliyiin kale.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS