Farmaajo ayaa fuuley manbarka masjid ku yaal Muqdisho qudbadna ka jeediyay. Madaxweyne Farmaajo ayaa qudbad qiiro leh u jeediyay xilli argagixisadu xoojisay xasuuqa ay ku hayaan ummada Somaliyeed yar iyo weyn, haween iyo da’ ayna u kala sooneyn.
Wuxuu yiri waxay rabaan dhiigmiiradku in ay weji xumeeyaan diinta Islaamka kuna qaraabtaan ayagoo ina sheeganaya’. Argagixisada ayaa hadda waxa u haray kaliya ficilada ay ka fuliyaan caalamka oo uu ku jiro dalkeenu.
Waxa toos argagixisadan laga xukumaa Sucuudiga waxayna faafiyaan caqiiqada Sucuudiga iyo dhaqamada looga dhamo.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS




Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay