Farmaajo oo kuraas badan ku qanciyay beesha Hawiye halka kuwa kale aan la siin. Kuraasta Haiye lagu qanciyay ayaa gaaraya 15 kuraas oo kala ah sidan soo socota.
Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, Hawiye, Murusade
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Yuusuf Garaad cumar, Hawiye, Habargidir.
Wasiirka Amniga Gudaha, Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Hawiye, Abgaal.
Wasiirka Warfaafinta, Eng. C/raxmaan Yariisow, Hawiye, Abgaal.
Jeneral Axmed Maxamed Jimcaale Cirfiid , Taliyaha Ciidanka xoogga dalka , Hawiye, Habar Gidir.
Xildhibaan C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Taliyaha Nabadsugida ayaa soo jeeda Hawiye (Xawaadle).
Axmed Washington , Maareeyaha dekedda, Hawiye, Abgaal
Yuusuf Jaalle , Maareeyaha Garoonka Muqdisho, Hawiye, Abgaal
Taliyaha ciidamada Cirka, Sareeye Guuto Maxamuud Shiikh Cali, Dable – Beyloot, Hawiye
G/Sare Maxamed Aadan Jimcaale, Taliyaha Socdaalka iyo Jinsiyadaha, Hawiye, Habargidir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Thaabit Cabdi Maxamed, Hawiye, Abgaal.
Afhayeenka Madaxweynaha, Hawiye
Afhayeenka Xukuumadda, Hawiye
Warbixintii C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay