X

Farmaajo oo la hadlay jaaliyada Somaliyeed ee ku nool Yugaandha: SAWIRO

Farmaajo oo la hadlay jaaliyada Somaliyeed ee ku nool Yugaandha. Madaxweyne Farmaajo ayaa Yugaandha u jooga. Kulankan ballaaran waxaa loga gol lahaa in jaaliyadda Soomaaliyeed ay la wadaagaan xogaha ay hayaan, fursadaha ay haystaan iyo caqabadaha ku gudban.



Madaxweynaha oo jaaliyada uga warbixiyay xaaladaha uu dalku ku suganyahay ayaa kula dardaarmay jaaliyadda in ay ka qeyb qalaan dib u dhiska dalka.



 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.