Farmaajo oo la hadlay jaaliyada Somaliyeed ee ku nool Yugaandha. Madaxweyne Farmaajo ayaa Yugaandha u jooga. Kulankan ballaaran waxaa loga gol lahaa in jaaliyadda Soomaaliyeed ay la wadaagaan xogaha ay hayaan, fursadaha ay haystaan iyo caqabadaha ku gudban.
Madaxweynaha oo jaaliyada uga warbixiyay xaaladaha uu dalku ku suganyahay ayaa kula dardaarmay jaaliyadda in ay ka qeyb qalaan dib u dhiska dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS





Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay