X

Farmaajo oo qaabiley safiirka cusub ee Maraykanka u joogi doona Somaliya: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa qaabiley safiirka cusub ee Maraykanka u joogi doona Somaliya. Safiir Donald ayaa hore u ahaan jirey safiirka Maraykanka u fadhiya Itoobiya, Jabuuti iyo Eriteriya, wuxuuna muddo soo ahaa ku xigeenka arimaha Afrika ee wasaarada arimaha dibedda Maraykanka.


Maraykanka ayaa qorsheynaya inuu dib u jafjafo safaaradiisii weynayd ee siliga ku wareegsanaan jirey ee ku taaley Muqdisho oo ay ka baxeen markey burburtey dawladii dhexe ee dalka., wadankuna gacanta u galay horjoogeyaal aan waxna qorin waxna akhriyin.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.