Magaalada Muqdisho ayaa si weyn maanta loogu soo dhoweeyay musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Mudane Farmaajo ayaa taageero ka haysta shacabka Muqdisho.
Waxaadse is waydiin kartaa taageero intaas le’eg maka helayaa xildhibaanada u muuqda in lakala iibsadey o ayna ku jirin sida dadku sheegayan wax tayo leh.
Dadweyne fara badan oo isaga yimid gobolka Banaadir ayaa dhoobtay wadadda ka timaada Garoonka diyaaradaha Muqdisho, waxaana si diiran u soo dhoweeyaan musharaxan oo taageero ku leh caasimadda.
Xilligii Farmaajo ayaa lagu xasuustaa mishaharo la siiyay ciidanka iyo dad masaakiina oo loo gargaaray. WAxase hadda jirt mishahar la’aan iyo musuqa oo gaaray halkii ugu saraysay.








C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![Farmaajox6[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/Farmaajox61-300x200.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay